Présentation

Les Rapports

- Rapport du PNUD sur la pauvreté link

- Rapport de l'UNICEF link

- Rapport de l'OMCT link

- La liberté dans le monde de 2010: Djibouti link

- Amnesty international link

- Traite de la personne link

- Respect des droits de l'homme link

- Les droits de l'enfant link

Recherche

 

 

 

Interview d'Abdourahman Waberi


Publiée avec son aimable autorisation

Source originale: la VOA 

A écouter link


arton4617.jpgCiidamada booliska Djibouti ayaa ka la eryay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda Jabuuti iyo dugsiyada oo banaanbax maanta dhigay. a

Xaalaadda xaafadaha ku yaalla caasimadda ayaa deggan inkasta oo isku-dhacyo ay booliska iyo dibadbaxayaasha ku dhex mareen xaafadda Balbala ee duleedka caasimadda.

Xiisaddan ayaa ka dhalatay natiijadii doorasahada Baarlamaanka oo ay ururada mucaaradku diideen in ay aqbalaan.

Hoggaamiyaha Xisbiga dhex dhexaadka ah ee CDU, Cumar Cilmi Khayre, ayaa ugu baaqay Isbahaysiga Mucaaradka ee USN in ay joojiyaan dibad baxyda, waxaana uu sidoo kale ugu baaqay isbahaysiga talada haya UMP inay sii daayan dhalinyarada la xidhay oo ay bilaabaan wada hadal lagu xalinayo khilaafka taagan.


Cabdiraxmaan Waaberi oo ah qoraa u dhashay Jabuuti waxna ka dhiga Jaamacadda George Washington University ee magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka, ayaa sidoo kale tilmaamay in loo baahanyahay in meel dhexe la isugu yimaaddo.

Qoraaga ayaa dhaliilay qaabka ay xukuumadda Jabuuti uu maamulayso talada dalka, isaga oo ku baaqay in ay labada dhinac is dhegaystaan lana ogolaado codsiga 

 

 

Par ensemble.nous.pouvons.changer.over-blog.com
Ecrire un commentaire - Voir les 0 commentaires
Mardi 26 février 2013 2 26 /02 /Fév /2013 22:48
Retour à l'accueil
 
Créer un blog gratuit sur over-blog.com - Contact - C.G.U. - Rémunération en droits d'auteur - Signaler un abus - Articles les plus commentés